Hadal Hayn Ayaa Kadhalatay Kulan Uu Madaxweyne Qoor Qoor Laqatay Xildhibanada Cusub Ee Kala Ah
1 = Cadirixman Cabdishakuur Warsame
2 = Cabdulahi Kulane iyo Saadaq Joon
Madaxweynaha Dawlad Gobaledka Galmudug Axmed Abdi Kariye Qoor Qoor Ayaa Kulan Gara Laqataday Sadexda Xildhiban Ee Dhawan Lagudortay Magalada Dhusamareb Ee Maamulka Galmudug
Siyasintan Ayaa Ku Kaladuwan Nidamka Dawliga Ah Ee Kajiro Dalka Waxayna Ukala Qaybsanyihiin Muxaafid Iyo Mucaarad Lakin Waxay Kulan Kawada Qateen Madaxtoyada Galmudug Kadib Markii Ay Sedexduba Kamid Noqden Barlamanka Cusub Ee Somalia.
Bulshada Seganka Iyo Siyasinta Somaliyeed Ayaa Aad Kulankan Uhadalhaya Lamana Oga Waxa Ay Kawada Hadlee Siyasinta Iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Abdi Kariye Qoor Qoor.
Sadalinka kulanka Ayaase Ubadan In Madaxweyne Qoor Qoor Xildhibanada Ugu Hanbalyeeyay Mataladooda Siyaasiga Ah.