Ururka Dulimad Yada Dalka Ee (AOA) Ayaa Shegay Inay Hakiyeen Dulimadyada Diyaradaha Muqdisho.
Ururka Ayaa Lagabilabo Malinta Bariye Tariikhduna Tahay 19/06/2022 Hakiyay Dulimadyada Waxayna Sababta Kusheegen Inay Tahay Aminidaro Sofodsartay Diyaradaha Kashaqeeyada Garonka Waxayna Sheegen In Hay,ada Dulista Hawada Wax Kaqaban Weysay Arimaha Amniga Diyaradaha Garonka Muqdisho.