Sida lagu daabacay barta Twitter_Ka Safaaradda Jarmalka Ee Soomaaliya.
Dowladda Jarmalka Ayaa si xooggan u cambaareynayso xarigga Cabdalla Axmed Muumin, xoghayihii ururka u dooda xuquuqda saxafiyiinta ee SJS.
Abdalla Axmed Mumin ayaa maalintii 4aad u Xeran Dowladda Soomaaliya.