Xilli Mudooyinkii dambe falal amni daro ah ay ka dhaceen xaafado kamid ah magaalada Garowe ee Caasimadda Dowlad goboleedka Puntland ayaa xalay duqa Magaalada Garowe socdaal uu ku kala bixiyay xaafadaha kala duwan iyo kaamamka barakacayaasha magaalada Garowe,
Cabdiqaadir Maxamed Maxamuud Geedi ayaa kaamka shabelle Ee Magaalada Garowe kula daawaday boqolaal dadweyne ciyaaraha koobka aduunka xilli halkaasi kormeer dhinaca amniga uu ku tagay,