Sida uu Warbaahinta u aqriyay Madaxa Warfaafinta Maamulka Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan Ayaa isaga baxay xubinnimadii uu kaga mid ahaa guddiga taakuleynta ciidamada dib u xureynta gobolka hiiraan.
Guddoomiyaha gobolka hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa tilmaamay in uu ogyahay madaxweynaha hirshabelle Cali Guudlaawe islamarkaana sababo badan awgeed ay u saamixi weysay inuu ka sii mid ahaado guddiga.