Maxkamada gobolka Banaadir ayaa maanta dhageysaneysa dacwada loo haysto Afar sargaal oo ka tirsan Hayโadda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya oo ku Eedaysan Musuq maasuq Xatooyo.
Afartaan Eedaysane ee la horeyay Maxkamada gobolka ayaa lagu kala magacaaba,Cabdulaahi Maxamuud Osoble, Cumar Macalim Nuur, Saabir Xasan Cabdinuur, Aadan Maxamed Cabdi Oo dhamaan loo haysto xatooyo xoollo dadweyne oo lagu soo Eedeyay Saraakiisha intii ay ka mid ahayen howlwadeenadda hayโadda socdaalka iyo Jinisayada Soomaaliya.
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa horay uย sheegay in aysan marnaba aqbali doonin in la musuq maasuqo hantida ummadda ee ay dowladda masโuulka ka tahay.
Arinta Ayaa Imanaysa Xili Madaxda Ku Eedeysan Musuq Maasuqa Qarkod Ay Dalka iskaga Baxsadeen.