Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa ka qeybgalay Munaasabad lagu dhaarinayey Xubnaha Cusub Gollaha Wasiiradda Dowladda Koonfur Galbeed.
Ku-Simaha Gudoomiyaha Baarlamaanka, Gudoomiyaha Maxkamada Sare, Wasiiro, Xildhibaano iyo Marti sharaf kale ayaa Goobjoog ahaa Munaasabada Dhaarinta Xubaha Cusub Gollaha Wasiirada.
Madaxwenaha Dawlad Gobaleedka Konfur Galbeed Somalia Ayaa Isbadal Kusameeyay Golaha Wasiirada Konfur Galbeed.
Isbadalka Wasiirada Iyo Dharintoda Ayaa imanaysa Xili Madaxweyne Laftagereen Uu Maamulkiisa Sameystay Mudo Kordhin Labosana ah.