Golaha Wakiilada Puntland ayaa u codeeyey wax ka bedelka Dastuurka Puntland, waxaana ay u codeeyeen in dhammaan meesha laga saaro qodobadii ka hor imaanayay qabashada doorashooyin qof iyo cod ah.
https://googleads.g.doubleclick.net/pagead/ads?client=ca-pub-0455975177838684&output=html&h=280&slotname=4243044604&adk=1164496097&adf=126489372&pi=t.ma~as.4243044604&w=801&fwrn=4&fwrnh=100&lmt=1690280044&rafmt=1&format=801×280&url=https%3A%2F%2Fjowhar.com%2Fdeg-deg-baarlamaanka-puntland-oo-ansixiyey-wax-ka-beddelka-dastuurka-puntland%2F&fwr=0&fwrattr=true&rpe=1&resp_fmts=3&wgl=1&uach=WyJXaW5kb3dzIiwiMTAuMC4wIiwieDg2IiwiIiwiMTE0LjAuNTczNS4yNDgiLFtdLDAsbnVsbCwiNjQiLFtbIk5vdC5BL0JyYW5kIiwiOC4wLjAuMCJdLFsiQ2hyb21pdW0iLCIxMTQuMC41NzM1LjI0OCJdLFsiR29vZ2xlIENocm9tZSIsIjExNC4wLjU3MzUuMjQ4Il1dLDBd&dt=1690276965328&bpp=1&bdt=370&idt=58&shv=r20230719&mjsv=m202307190101&ptt=9&saldr=aa&abxe=1&cookie=ID%3D270357cabffc626c-2213261c22e0009f%3AT%3D1685385871%3ART%3D1690276040%3AS%3DALNI_MbPa6hbffeSERigGGEXLaQxjXbYzg&gpic=UID%3D00000c380e2b5ca6%3AT%3D1685385871%3ART%3D1690276040%3AS%3DALNI_Mb8-55boM0kkHJO7Rd1CZUi10zUBg&prev_fmts=728×90%2C801x200%2C0x0&nras=1&correlator=156097853526&frm=20&pv=1&ga_vid=1574345203.1685385868&ga_sid=1690276965&ga_hid=757798743&ga_fc=1&u_tz=-420&u_his=1&u_h=1080&u_w=1920&u_ah=1040&u_aw=1920&u_cd=24&u_sd=1&dmc=8&adx=377&ady=914&biw=1903&bih=880&scr_x=0&scr_y=0&eid=44759837%2C44759926%2C31075631%2C44759875%2C31076087%2C44788442&oid=2&pvsid=2852298855066182&tmod=980441621&uas=0&nvt=1&ref=https%3A%2F%2Fjowhar.com%2F&fc=896&brdim=0%2C0%2C0%2C0%2C1920%2C0%2C0%2C0%2C1920%2C880&vis=1&rsz=%7C%7CEebr%7C&abl=CS&pfx=0&fu=128&bc=31&ifi=3&uci=a!3&btvi=1&fsb=1&xpc=wEmf4j0IUm&p=https%3A//jowhar.com&dtd=1523 54 Xildhibaan ayaa ucodeeyey wax ka bedelka Dastuurka, ee ogolaanaya in golaha Wakiilada, Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa ay cod dadweyne ku imaanayaan, 4 xildhibaan ayaa diiday, halka hal mudane ka aamusay.
Baarlamanka Puntland, waxa laga hor akhriyey soojeedinta in 9-ka urur ee galay doorashooyinkii deegaanka ee tooska ahaa ay noqdaan xisbiyo, Madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisana lagu soo doorto qof iyo cod, iyada oo dhinaca kale la kordhiyey codadka lagu waayi karo xildhibaanno oo laga dhigey 44 cod, halka uu hore u ahaa hal dheeri.
Dhinaca kale xaaladda magaalada Garoowe ayaa kala deggen, ka dib waan-waan ay tan iyo xalay wadeen isimmada dhaqanka, si ka duwan labaatankii bishii hore oo furista dastuurka dagaal ka dhashay.