Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email 233 Guddoomiyeyaasha Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay guddiyada saaxiibtinimada Baarlamaanka Soomaaliya iyo Baarlamaannada Shiinaha, Ciraaq iyo Isutaga imaaraadka Carabta.
Wasiirka Maliyada Somalia Biixi Imaan Cige oo Kulan layeeshay Maamulaha cusub ee Bangiga AdduunkaJuly 22, 2025