Dabley hubaysan ayaa fiidkii hore ee xalay laba ruux ku diley afaafta hore ee goob dalxiis oo ku taalla duleedka Magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug.
Kooxdaan hubaysan ayaa weerar dhabbo gal ah ku diley AUN Marxuum Siciid Guure Cali oo watay baabuur Dhaweeye ah murxuumad ayana gariga kuwaday laha unaxariistee marxumad Canab Burhaan Maxamed Cabdi oo uu ka soo qaaday beer dalxiis oo ku taalla duleedka Galkacyo.
Laamaha ammaanka gobolka Mudug ayaa xaqiijiyey inay goobta ka baxsadeen raggii dilka geystey isla markaana ay wadaan baaritaano lagu raadinayo.
magalada galkacyo ayaa mudoyinka la ciir cireysay dagalo qaba il xili in muda shacabku kareysteen dagalka qaba ilka.
Shacabka magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa muddooyinkii dambe ka nastay dilalkii falalka argagixiso la xiriirey, waxaase bedelkeeda sii kordhayey dilalka la xiriira aanooyinka qabaa’ilada.