Ruushka ayaa wali diyaar u ah inuu dhex dhexaadiye ka noqdo khilaafka u dhexeeya Israa’iil iyo Iran, soo jeedintii hore ee Moscow ee ahayd in lagu kaydiyo Yuraaniyaamka Iran ee Ruushka ayaa weli miiska saaran, Kremlin ayaa sidaas sheegtay Isniintii manta.
Soo jeedintii ย hore ย ee Ruushka ee lagu xallinayo khilaafka ayaa weli miiska saaran, laakiin dillaaca colaadaha ayaa xaaladda sii adkeeyay, afhayeenka Kremlin-ka Dmitry Peskov ayaa sidaas yidhi.
Afhayeenka ayaa hadalkisa lagadheehan karay in ruusha uu shurada dhex dhexadinta u cuskaday in la aqbalo uranium ka iran.
midas ayana mujineysa in israiil dib ugurasho sameyso madama ay kamid tahay qodobada dirada usaran israiil uranium iraan iyo aqbaladiisa.