Madasha mucaradka muqdisho ayaa manta sodhaweyay qabilada villa Somalia xafiiska madaxweynha ayaa horay usheegay inay gogol udhigeen mucaradka muqdisho ku shirayay malmihii danbe
Shir ay manta ku kala warqaten xubnaha mucaradka ayay ku shegen inay diyar u yihiin lakulanka madaxweyne Hassan Sheekh Mahamud
Waxan ku kala aragti duwanahay madaxweynaha hab hogaminta dalka waa arin wanagsan inuu garawsado lakulankena ayuu yiri Dahir Gelle oo ah fahayen xubnaha mucaradka
Waxa uu na shegay in madaxweynaha un sugayan lakulankiisa ayna isku raceen inay lafariistan Madaxweyne Hassan Sheekh Mohamud
Kulanka ayaa imanaya ayada oo ay xusid mudan tahay in kulan laba gesoda oo kasocdo magalada Garoowe oo udhaxeeya maamulada puntland iyo jubaland oo iyaguna ka aragti duwan madaxweyne Hassan Sheekh Mohamud
Dowladda Somalia ayaa lakuleysa mucaradad xogan kaga imaneysa saamileyda siyasadda dalka iyo calaamka oo ku cadadinaya xalinta tabashada laga qabo madaxda dowladda Somalia.
Bulshada qeybaheeda kala duwana waxa ay isha ku hayan natiijada kasobaxda kulamada siyasadeed ee kajira dalka.