Kulan labo gees ah oo udhaxeeya maamulada puntland iyo jubaland ayaa manta gasocda magalada garoow ee xarunta maamulka puntland.
Kulanka ayaa lagu lafa guraya labo arimood oo umuqada in labadan maamul waxbadan uga goyn,karan arimaha siyaasada Somalia
1.Wax kabadalka Dastuurka Somalia oo ay dawlada hada jirta sameysay balse umuqda inay sifogeysay maamulada puntland iyo jubaland
2. Arimaha Dorashoyinka 2026 oo umuqda in dowlada federalka ay kashaqeyneyso in laga guuro nidamka dorashada dadban ayada oo logurayo noca qof iyo codka ah
Labada qodob ayaa ah labad uguweyn ee shirka garoowe kaga hadlayan puntland iyo jubbaland waxase mesha kamarneen sidi calamka logadhaadhicin laha tabashada ay qaban labada maamul iyo in laxoojiyo aragtida mucaradka kusugan muqdisho si loo wiiqo awooda dowlada federalka Somalia
Dhinaca kale madaxweynaha puntland oo larumeysan yahay inuu yahay musharax utagan xilka madaxweynaha Somalia sanada 2026
Ayaa Qalqalo xogan iyo isbaheysi adag lasameysanaya axmed madoobe si uu ufaristo gurisaga villa Somalia sanada 2026
Madaxda dowlada Somalia ayaa aygana umuuqada kuwa ku adkeysanaya mowqifkoda ah dorasho qof iyo cod ah iyo hirgalinta wax kabadalka dastuurka dalka
Arinta ugu weyn ee lahadal hayo aya ah war mutiyeedka kasobaxa shirka kasocda puntland iyo mowqifkoda siyasadeed labada maamul.