Afhayeenka Booliska Soomaaliyeed Sadiiq Doodishe ayaa caawa saldhigga degmada Xamarweyne ku soo bandhigay laba xubnood Oo ka tirsanaa kooxda Alshabaab iyaga iyo hub ay wateen.
Sida uu warbaahinta u sheegay afhayeenka xubnahaan shabaabka ayaa laga soo qabtay degmooyinka Deyniile iyo Kaaraan,
halkaan hoose ka daawo