Wararka ka imanaya magalada nairobi ee dalka kenya ayaa kuwaramay in natiijo la.aan kusidhamaday shirkii udhaxeeyay wafdi kasocda dawlada somalia uuna horkacayay Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Bare iyo dawlada kenya logana arinsanayay qilafka udhaxeeya dowlada somalia iyo maamulka jubland
shirka ayaa lashegaya inu kusogaba gabobay in markale la isku yimado nairobi si loga naqasho qilafka waxana labada dhinac kamu qatay qanaco la,aan laxariirta natiijada shirka maamulka jubaland shirka waxa kumatalay ergay gara kanasocda xafiiska madaxweyne axmed madobe wali waxanan lashacin waqtiga kale ee uu qabsomayo shirka balse warar aan helnay ayaa shegaya in suragaltay inuu shirka danbe yimaado madaxweynaha jubland axmed mohamed islaam (axmed madobe)
khilafka labada dhinac ayaa garay heerkii ugu xuma taa kentay inay dawlada ciidamo badan geyso xadka labada dawladood ee somalia iyo kenya iyo degano kale oo jubaland gacanta ku heysay balse cidamada dawlada ladulgeeyay.