Afhayeen u hadlay wasaaradda arrimaha dibadda Qatar ayaa sheegay in dhex dhexaadiyeyaasha ay la shaqeynayaan Israa’iil iyo Xamaas si ay u xoojiyaan xabbad joojinta toddobaadkan ee Iran oo ay ka shaqeeyaan sidii xabbad joojin looga dhalin lahaa marinka Gaza.
Haddii aynaan ka faa’iidaysan fursada iyo dardargelintan, waa fursad dad badan ka lumi donta Ma doonayno inaan mar kale aragno,dhibato inta ka weyn Majed al-Ansari ayaa ku yiri wareysi Jimcihii uu siiyay warbaahinta AFP.
Hadiise dadaladani noqdan ku wa miradhala waa talabo hormarineed oo lagu bad badinayo dhiiga iyo dhibta lagu hayo reer falastiin iyo qaza.