Author: Asad Shadhuuke

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Dr. Maryamo Mohamed Hussein ayaa Xarunta Safaaradda Turkey ee Muqdisho kulan kula qaadatay Ku-Xigeenka Safiirka Turkey ee Soomaaliya Ismail Emre KOSIF, (Charge de Affairs/ Deputy Head of Mission) Kulanka ayaa ahaa mid is xog-warey iyo kala warqaadasho ee ku aadan howlaha iyo gaargaarka Caafimaad gaar ahaan Tallaalka Covid-19 ee Dowladda iyo Shacabka aan walaslaha nahay ee Turkey ay markastaa lagarab taaganyihiin Dowlada iyo Shacabka Soomaaliya. Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Dr. Maryamo Mohamed Hussein ayaa ka mahadcisay wada shaqeynta iyo Iskaashiga Soomaaliya iyo Turkey. RBN NEWS SOMALIA

Read More

(RBN NEWS SOMALIA) 12 September 2022 HORDHAC Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay kulankii labaad ee shirka Golaha Wadatashiga Qaran kaasoo socday muddo laba maalmood ah 11-12 September 2022. Shirka oo ku qabsoomay magaalada Muqdisho waxaa ka soo qayb galay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salah Jama, Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, Madaxweynaha Koonfur-galbeedMudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen), Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullahi Xuseen (Cali Guudlaawe) iyo Madaxweynaha Puntland Mudane SaciidCabdullaahi Deni oo isagu kaga qeyb-galay aalladda…

Read More

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Mudane Abshir Omar Jama (Huruse), ayaa la kulmay wafti ka socdey hay’adda IOM oo ay hoggaamineysey Ku xigeenka Xoghayaha guud ee hay’adda IOM Miss Amy Pope. Waxaa kale oo waftiga ka mid ahaa la taliyaha khaaska ah ee ku xigeenka Xoghayaha guud Ms. Kristin Dadey, Madaxa Bariga Africa MR. Mohammed Abdiker, la taliyaha Madaxa Bariga Africa Mr. Said Sheikh Abdi iyo Madaxa hay’adda u qaabilsan Soomaaliya. Kulanka oo aad muhiim u ah ayay uga wada hadalayn dar-dar gelinta hawlaha ay hay’addu ka hayso dalka Soomaaliya, sida tayeynta shaqaalaha iyo hay’addaha dawladda, xirfad iyo shaqo u abuurista…

Read More

(RBN NEWS SOMALIA )11, Sebtember, 2022: Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ee ku dagaalamayo deegaano hoosyimaada Degmooyinka Raage Ceelle iyo Cadale in si shuruud la’aan ah ay ku joojiyaan dirirtaas. Madaxweynaha ayaa sheegay in ayaan darro wayn ay tahay oo aan la aqbali karin in waqtigaan la joogo dad walaalo ah ay dhexmarto colaado sokeeye iyadoo deegaanadeena qaar kamid ah uu cadow argagixiso ah haysto, abaaro ba’anna ay ka jiraan. Madaxweynaha ayaa faray Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe, Maamulka Degmooyinka Cadale iyo Raage Ceelle, Ciidamada amniga qeybahooda kala duwan, Waxgaradka iyo Culuma’uudiinka…

Read More

MUQDISHO,11-09-2022: Ciidamada Qaranka iyo Dadka Deegaanka, oo is kaashanaya ayaa kooxda argagixisada ah ee alshabaab ka xoreeyay in ka badan 20 deegaan oo ku kala yaalla, Galmudug, Hirshabelle iyo Koonfur-Galbeed , laguna dilay in ka badan 100 maleeshiyo iyo horjoogayaal ka tirsan argagixisada. Hawlgalo bilow u ah fulinta aragtida Dawladda Soomaaliya ee ku aadan in Argagixisada Alshabaab laga xoreeyo Dalka, ayaa ka socday meelo badan oo ka mid dalkeena Soomaaliya. Kacdoonka dadweyne ee kaashanaya dowladda ee deegaanadaas looga xoreeyay al-Shabab, ayaa ka dhashay markii ay dadweynuhu u dulqaadan waayeen tacadiyada joogtada ah ee dilka iyo xadgudubyada kale ee ay ku…

Read More

Muqdisho, Sebteembar 11, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo qaabilay Madaxweyne Kuxigeenka Midoowga Yurub ee Arrimaha Siyaasadda iyo Amniga Mudane Josep Borrell ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo taageerada Midoowga Yurub ee Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa ka warbixiyey qorshaha dowladda ee xaslinta dalka, dib u dhiska ciidamada, abaaraha, ka hortaga macluusha, xoreynta deegaannada ay dadka Soomaaliyeed ku dhibaateynayaan argagixisada alshabaab iyo hirgelinta Soomaali heshiis ah, kana gudubta xaaladaha cakarin ee ka jira dalka. Sidoo kale, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tilmaamay muhiimadda ay leedahay in lagu garab istaago dowladda Soomaaliyeed qorsheyaasha horumarineed, laguna dhiirri geliyo tallaabooyinka…

Read More

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay guddi ka socda xildhibaannada haweenka ah ee ku jira Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Guddoomiyaha ayaa marka hore warbxin ka dhageystay xildhibaannadda haweenka ah iyagoo is weydaarsaday sidii haweenka tageero ugu heli lahaayeen ka qeyb galka siyaasada iyo awoodsiinta. Ugu dambeyn Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa boggaadiyey howlkarnimadda ay sameynayaan haweenka Xildhibaannadda ah ee ku jira Golaha Shacabka BJFS, isagoo la wadaagay inay xoojiyaan midnimada xildhibaanada haweenka ah ee ku jira BJFS, waxaana uu u sheegay inay heli doonaan aqoon kororsiyo ku aaddan hanaanka sharci…

Read More

Muqdisho, (RBN NEWS SOMALAI .Sipteembar 11, 2022: )Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho. Shirkan oo muddo labo maalmood ah socon doona ayaa Madaxda Qaranka ee dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Dowlad-Goboleedyada dalka, waxa ay ku lafo-guri doonaan arrimaha hortebinta u leh shacabka iyo dowladda, gaar ahaan sugidda amniga dalka, wax ka qabashada saameynta abaaraha dalka ka jira iyo la dagaallanka argagixisada. Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka waxaa ka qeyb galayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre Madaxweynayaasha Dowlad-goboleedyada Jubbaland Mudane Axmed…

Read More

Muqdisho: (RBN NEWS SOMALIA11, Sebtember, 2022: )Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta ka qeybgalay Shirka Madasha Wadatashiga Qaran ee Dowladda Federaalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah oo maanta ka furmay Magaalada Muqdisho. Shirkaan oo uu gudoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxaa looga hadlay arrimaha amniga iyo abaaraha ka jira dalka. RBN NEWS SOMALI

Read More