Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shacabka Muqdisho ka codsaday in ay u dulqaataan xirnaanshaha jidadka caasimadda. RBN NEWS SOMALIA
Author: Asad Shadhuuke
Wafuud ka socota dalalka Afrika iyo dalalka kale ee dunida oo doonaya in ay ka qeybgalaan caleema saarka madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaaraya magaaladda Mudisho ee caasimadda dalka. Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa waxaa ka jira saxmad xooggan oo ku aadan soo dhaweynta Wafuuda sida isdaba joogga ah usoo gaaraya Muqdisho, waxaana garoonka diyaaradaha kusoo dhaweynayaya Masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya oo uu hor kacayo wasiirka amniga XFS. RBN NEWS SOMALIA RBN NEWS SOMALIA RBN NEWS SOMALIA
Madaxwenaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta dib ugu soo laabatay dalka, kadib howlo shaqo oo uu dibada ugu maqnaa. Madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha ee Aadan Cade kusoo dhaweeyay xubno labada gole ee DFS, Qaar kamid ah Wasiirada iyo Xildhibaanada Hirshabeelle, Saraakiil iyo Masuuliyiin kale. Madaxweynaha ayaa Magaalada Muqdisho uga qeybgalaya caleemasaarka Madaxweynaha cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya. RBN NEWS SOMALIA RBN NEWS SOMALIA RBN NEWS SOMALIA
Muqdisho June, 06, 2022 – Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la yeeshay Safiirka dowladda Shiinaha ee Soomaliya, Ambassador FEI Shengchao. Ergeyga iyo Safiirka, ayaa ka wada hadlay, sida dowladda China qeyb kaga qaadan lahayd gurmadka ay sida degdegga ah ugu baahan yihiin malaayiinta Soomaaliyeed ee abaaraha daran aafeeyeen iyo ka wada-shaqeynta sidii looga hor tagi lahaa in xaaladdu isku baddeshu macluul. Danjire FEI Shengchao, ayaa Ergeyga u ballan qaaday wada shaqeyn buuxda iyo in dowladdiisu u istaagi doonto, dardar galinta wax ka qabashada abaaraha, si loo samatabixiyo, dadka gargaarka u…
Muqdisho June, 06, 2022 – Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan fogaan arag ah la yeeshay madaxda ugu saraysa ha’yadaha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ka hawl-gala oo ay ka mid yihiin; WFP, UNICEF, UNHCR, IOM, OCHA iyo kuwa kale. Waxay labada dhinac ka wada hadleen sidii degdeg loogu gurman lahaa dadka abaaruhu waxyeelleeyeen, isla-markaana loogu diyaar diyaar garoobi lahaa xaaladda bani’aadannimo ee dalka ku soo wajahan. Ergaygu wuxuu kaloo kulan la yeeshay Madaxa Baanka Adduunka ee Soomaaliya oo ay ka wada hadleen sidii uu Bankiga u gacan sii lahaa xalka waara…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta kulan la yeeshay danjiraha dalka isu-tagga Imaaraadka carabta Amb. Mohamed Ahmed Othman Al Hammadi ayaa maanta kulankoodi waxaa uu ku saabsanaa adkeynta iyo soo celinta xiriirka walaaltinimo ee labada dal. Safiirka dowladda Imaaraadka ayaa xusay dowlada in ay diyaar u tahay Golaha shacabka JFS ay kala shaqeyn doonaan tayeynta iyo horumarinta shaqaalaha. Guddoomiyaha Golaha shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Madoobe oo bogaadiyey taageerada dowladda Imaaraadka carabta u heyso shacabka Soomaaliyeed ayaa sheegay in la xoojin doono xiriirka Baarlamaanka JFS iyo kan Imaaraadka carabta. RBN NEWS SOMALIA…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Jaamacada carabta u fadhiya dalkeenna Amb. Salah Elguneid. Danjiraha oo Guddoomiyaha ugu mahadceliyey soo dhoweynta loo samaayey ayaa xusay in Baarlamaanka JFS kaalin muuqato uu ku yeesho Jaamacada carabta. Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS ayaa Jamaacada carabta ku amaanay in doorka muhiimka ah ay ku leedahay iskaashiga dhanka horumarada iyo tayeynta howl-wadeenadda Golaha Shacabka. RBN NEWS SOMALIA RBN NEWS SOMALIA RBN NEWS SOMALIA RBN NEWS SOMALIA RBN NEWS SOMALIA RBN NEWS SOMALIA
Xafiiska Guddi-Hoosaadka Kormeerka, Anshaxa & Abaalmarinta ee Guddiga Qaranka Shaqaalaha Rayidka Dowladda oo uu hor kacayo Gudoomiyaha Guddi-hoosaadka Mne. Aadan Macalin Maxamed (Aadan Jeeg) ayaa maanta Wasaaradaha Warfaafinta iyo Haweenka ku daahfuray Barnaamijka Dhaqangelinta Isticmaalka Aaladda suul-saaraka ee Xaadarinta Shaqaalaha Rayidka Dowladda kaas oo dhawaan lagu tababaray howl-wadeennada waaxda shaqaalaha ee hay’adaha loo xiray aaladda xaadirinta shaqaalaha. Barnaamikaan Suul saarka ayaa loogu gol leeyahay in lagu xaqiijiyo shaqo-galka & shaqo ku negaanshaha shaqaalaha ee Hay’adaha Dowladda ayadoo xafiiska kormeerka uu manta si toos ah u bilaabay koormeerkii shaqaalaha ee hay’adaha dowldda laguna tegi doono dhammaan hay’adaha dowladda si loo hubiyo…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta dib ugu Soo noqday Dalka kadib safar shaqo oo maalmihii la soo dhaafay uu ku joogay dalka Turkiga. Gudoomiye Cumar Filish ayaa waxaa garoonka Aadan Cade ee magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay madax kala duwan oo isugu jirtay Xildhibaano katirsan BFS, Maamulka gobolka Banaadir iyo maamulada Degmooyinka. Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa soo dhaweyn kadib waxa uu Warbaahinta kula hadlay qeybta V.I.P isagoo ka warbixiyay heshiishkii ay wada gaareen Dowlada Hoose Konya ee dalka Turkiga iyo Dowlada Hoose ee Muqdisho. RBN…
Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa anba bixiyay madaxwaynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka, mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo safar kooban ku joogay caasimadda Galmudug ee Dhusamareeb. Madaxweynaha somalia Ayaa Lafilaya Inuu dib Ugusolabto Magalada Muqdisho Si Uu Udhamaystiro Shqoyinka Horyala Dawladiisa Oo Qayb ay Katahay Soo Xulista Xilka Ray’iisalwasaraha Somalia. RBN NEWS SOMALIA RBN NEWS SOMALIA RBN NEWS SOMALIA RBN NEWS SOMALIA