Author: Asad Shadhuuke

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye ayaa kulan la qaatay nabaddoonada iyo odayaasha dhaqanka ee Galmudug. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa ka dhageystay odayaasha warbixin guud oo ku saabsan xaaladaha kala gedisan ee deegaanka iyo arrimaha la xiriira dhab-u – heshiisiinta bulshada Galmudug. Madaxweynaha oo ku bogaadiyay nabaddoonada iyo odayaasha dhaqanka kaalintooda muhiimka ah ee ay ku leeyihiin isu soo dhaweynta ummadda, ayaa ku boorriyey sii wadadidda dadaalkooda, waxa uuna u xaqiijiyey in dowladdiisu ay mudnaan siin doonto dhab-u- heshiisiin waarta oo ka hirgasha guud ahaan Soomaaliya. RBN NEWS SOMALIA…

Read More

MADAXWEYNAHA JFS MUDANE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO XAFLAD SOO DHAWEYN AH LOOGU SAMEEYAY MAGAALADA DHUUSAMAREEB Dhuusamareeb, Juun 03, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey munaasabad soo dhaweyn ah oo ay ku maamuuseen madaxda iyo bulshada Galmudug ayaa ka warbixiyey mudnaanta uu siinayo daadejinta adeegyada dowladda, adkeynta dimuqraadiyadda dalka iyo dib u heshiisiinta shacabka Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa sheegay in caqabadda ugu weyn ee dib u dhigtay nolasha shacabka Soomaaliyeed ay tahay amni darrada iyo falalka arxan darrada ah ee ay soo maleegaan argagixisada Alshabaab, isagoo soo bandhigay sida shacabka Soomaaliyeed iyo dowladdooduba ay maanta…

Read More

Guddiga Golaha Mihnadlaaysha Caafimaadka Qaranka (NHPC) ayaa yeeshay kulan shaqo kaas oo kadhacay Xarunta Wasaaradda Cafimaadka ee Dolwadda Federaka Soomaaliya, ujeedada kulanka ayaa ahayd in Guddigu iska dhaxdoortaan Guddoomiye iyo Ku-Xigeen Guddoonka Golaha sida ku xusan Sharciga Golaha Mihnadlaaysha Caafimaadka Qaranka (NHPC) ee tirsigiisu yahay LR.31 Qodobkiisa 3aad farqadiisa 2aad. Doorashadii Guddoonka Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka ayaa u dhacday sidan A) Xilka Guddomiyaha Guddiga Golaha Waxaa isku soo sharaxay ilaa 3 Xubnood: Dr. Cumar Daahir Maxamuud oo kasocday Ururka fayadhowrka Soomaaliyeed (PRH)Prof. Tahliil Cabdi Afrax oo oo kasocday Xurumah Waxbarashada Caafimaadka Jaamacadaha.Prof. Maxamed Yusuf oo kasocday Ururka Dhakhaatiirta Soomaaliyeed (SMA)…

Read More

Madaxweynaha Jamuuriyada Fadaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb waxaana soo dhaweeyay Madaxweynaha Galmuduga iyoGalmudug qeybaha kala duwan ee Bulshada. Madaxweynaha Ayaa Kulamo Layeelan Doona Madaxda Maamulka Iyo Odayasha Dhaqanka Iyo Qaybaha Kaladuwan Ee Bulshada. RBN NEWS SOMALIA RBN NEWS SOMALIA RBN NEWS SOMALIA RBN NEWS SOMALIA RBN NEWS SOMALIA

Read More

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baydhabo ku sagootiyey Wafdigii uu Hogaaminayey Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shekh Maxamuud ee Maalmahan Safarka shaqo ku joogay Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay. RBN NEWS SOMALIA RBN NEWS SOMALIA

Read More

Wafdi hor dhac u ah madaxweyne Xasan Sheekh Ayaa maanta gaaray Magalada Dhuusamareeb. Wafdi horudhac u ah booqashada madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug. Wafdigaan oo uu hogaaminayay Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Mudane Ali Dahir Eid oo ay qayb ka ahayeen Xildhibaano Fadaraal ah iyo Agaasime kuxigeenka Madaxtooyada Soomaalia ayaa maanta soo gaaray Dhuusamareeb. Wafdigaan waxaa Magaalada Dhusamareeb ku soo dhaweeyay Wasiiro ka tirsan dowlada Galmudug Xildhibaano, Gudoomiyaha Gobolka Galgaduud iyo Duqa Caasimada Dhusamareeb. Madaxweyne Soomaalia ayaa lagu wada in u maalinta beri ah ay booqasho uga bilaabato Dowlad Goboleedka Galmudug, waxaana la…

Read More

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Ayaa kulan la qaatay qaybaha kala duwan ee bulshada Koonfur Galbeed ee culimada, haweenka, dhallinyarada iyo aqoonyahanka, ayaa kala hadlay doorkooda ku aaddan dib-u-dhiska dalka, adkaynta dowladnimada, dib-u-heshiisiinta bulshada, taakulaynta dadka danyarta ah iyo kuwa u nugul masiibooyinka dabiiciga ah. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa qaybaha kala duwan ee bulshada ee uu la kulmay ka dhagaystay aragtiyahooda ku saabsan dowlad-dhiska dalkeenna, isaga oo la wadaagay qorsheyaasha dowladda Federaalka ee horumarinta bulshada, shaqo abuurka, la dagaallanka argaggixisada, nabadaynta, taabbo-gelinta adeegyada asaasiga ah iyo u gurmashada dadka tabaaleysan. Dhankooda, qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa Madaxweynaha…

Read More

Ciidamada Ruushka ayaa ku hanjabay inay duulaan adag ku qaadi doonaan shan magaalo oo ay ku jirto caasimadda Ukraine, kuwaa oo horay ay u go’doomiyeen. Sarakiisha Ruushka ayaa sheegay in ciidamadooda ay xoogga saari doonaan sidii ay u dhameystiri lahaayeen gacan ku haynta shan magaalo oo ay ku jirta Kyiv, sidokale hoggaanka Ciidamada Ruushka ayaa ku hanjabay in dhismayaasha magaalooyinkan ay dhuka la simi doonaan. Dhanka kale Ukraine ay xaqiijisay in khasaare lixaad leh ay u geysateen ciidamada Ruushka, ayna ku qasbeen inay dib ugu gurtaan magalooyinkii ay soo weerareen. Wasaaradda gaashaandhigga Ruushka ayaa ku dhawaaqday in ay dileen 1,351…

Read More