Guddiga Maamulka Doorashada Heer Dowlad Goboleed ee Puntland ayaa shaaciyey Odayaasha iyo Xubnaha Bulshada Rayidka ah ee soo xulaya Ergada 16 kursi ee Deegaan doorashada labaad ee Magaalada Boosaaso ee Puntland. Qoraalka ka soo baxay guddiga ayaa lagu yiri Guddiga isaga oo fulinayo waajibaadka qaran iyo heshiisyadii madasha qaranka sidoo kalena raacaya hab raacyadii Doorashada 2021-2022 ay soo gudbinayaan liiska Guddiyada xulista Ergooyinka Kuraasta Golaha Shacabka ee degaan doorashada labaad ee Magaalada Boosaaso RBN NEWS SOMALIA RBN NEWS SOMALIA RBN NEWS SOMALIA RBN NEWS SOMALIA RBN NEWS SOMALIA
Author: Asad Shadhuuke
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shir la yeeshay taliyeyaasha hay’adaha ammaanka dalka iyo ciidammada AMISOM, kaas oo diiradda lagu saaray adkeynta amniga guud ee dalka, gaar ahaanna caasimadda Muqdisho.Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa faray hay’adaha amnigu inay xoogga saaraan dardar gelin howlgallada ka dhanka ah argagixisida ee guud ahaan gobollada dalka iyo in si gaar ah loo adkeeyo amniga caasimadda oo lagu qabanayo doorashooyinka guddoonnada Labada Aqal ee Baarlamaanka iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda RBN NEWS SOMALIA RBN NEWS SOMALIA RBN NEWS SOMALIA RBN NEWS SOMALIA
Godomiyaha Gobalka Banadir Ayaa Dhagax Dhigay Goob Bakin Gawarida Ah Oo Lagahirgalinayo Garonka Diyaradaha Ee Magalada Muqdisho. RBN NEWS SOMALIA
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay casho sharaf u sameeyay xildhibaannada golaha Shacabka ee Banaadiriga ee dhawaan la doortay iyo guddiyada doorashooyinka SIEIT Banaadiriga, heer Federaal iyo xallinta khilaafaadka. Ra’iisul Wasaaraha ayaa guddiyada doorahsooyinka heer Federaal, SIEIT Banaadiriga iyo Xallinta Khilaafaadka uga mahadceliyay habkii ay u maareeyeen doorashada kuraasta Banaadiriga ee dhawaan la soo gebogebeeyay qabsoomida doorashadooda RBN NEWS SOMALIA RBN NEWS SOMALIA
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xalay ka qeyb galay munaasabad loogu mahadcelinaayay Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed doorkii ay ka geesteen qabashada doorasha labada aqal ee Baarlamaanka JFS ee lagu qabtay magaalada Muqdisho. Duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Filish ayaa si guud ugu mahadceliyay cid kaste oo gacan ka geestay in si xasiloon ay kusoo dhamaato qabashada doorashada Xildhibaanada labada aqal ee lagu soo gaba-gabeeyay Muqdisho
Afhayenka Xukumada Somalia Maxamed Ibraahim Mu.alimuu. Ayaa Dib Ugusolabtay Dalka Waxana Siwayn Lugusodhaweeyay Garonka Diyaradaha Adan Ade. Sodhawaynta Afhayeen Ayaa Waxa Qaybka Aha Saxafada Madaxa Banaan Iyo Mudanayal Katirsan Xafiisyada Dawlada. Mohamed Ibraahim Mu.alimu. Ayaa Shirjara’id Uu Qabtay Kagamahad Celiyay Dhaman Madaxda Ka Qayb Qadatay Baxnaaninta Xaladiisa Cafimaad Sigara Waxa Uu Ugu Mahadceliyay Xafiiska Raiisul Wasare Rooble Oo Uu Shegay In Door Weyn Kaqaten Baxnaanintiisa Cafimad Afhayen Ayaa Sidokale Dhiragaliyay Dhaqatiirta Isbitaalka Digfeer Oo Uu Shegay Inay Dormuqda Kaqateen Baxnaanintiisa Cafimad. intaa Kadib Mu’limuu. Ayaa Shegay Inuusan Katana Su.lin Matalaada Kursigiisa Xildhiban Waxa Uuna Fariin Udiray Beesha Uu Kasojedo Iyo…
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Muuse Geelle Yuusuf, ayaa ka warbixiyay habsami usocodka doorashada iyo kuraasta llaa hadda guddigu hakiyay. RBN NEWS SOMALIA
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa furay Shirweynaha Qaran ee Gurmadka Abaaraha oo diiradda lagu saarayo sidii loogu gurman lahaa dadka Soomaaliyeed ee ay saameysay abaarta ba’an ee dalka ka jira. RBN NEWS SOMALIA
Guddiga Maamulka Doorashada Xildhibaanada Kuraasta labada Aqal ee Gobolada Waqooyi (Somaliland) ayaa maanta qatay doorashada Saddexdii kursi ee ugu dambeeya 46 kursi ee Golaha Shacabka ku matalayo degaanada Gobolada Waqooyi. Kursiga ugu horeyay Hop#243 ayaa waxa ku guuleystay Samsam Muxumed Cumar kadib markii ay tanaasushay Musharax Xildhibaan, Marwo Dallays Cali ibraahim, waxaana cod gacan taag ah oo loogu codeeyay xildhibaan Samsam oo heshay 98 Cod waxaana ka aamusay laba qof Kursiga labaad Hop#206 ee golaha shacabka BJFS ayaa isna waxaa ku guuleystay Maxamed Ibraahim Cabdi kaa oo doorashadiisa maanta ka dhacday Magaalada Muqdisho. Xildhibaan Cabdiraxmaan Iidaan Yoonis ayaa ku guuleysatay kursiga…
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ka qeyb galay gebogebada doorashada xildhibaannada labada aqal ee dalka ku matalaya Gobollada Woqooyi, ayaa hambalyeeyay xildhibaannada cusub. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku ammaanay guddiyada doorashada Somaliland (SEIT) iyo Heer Federaal howsha adag ay qabteen iyo in ay doorashada ku soo dhammeeyeen ka hor xilligii loo asteeyay, isagoo dowlad-goboleedyada ku boorriyay inay doorashada xildhibaannad deg deg u soo gebagabeeyaan. RBN NEWS SOMALIA RBN NEWS SOMALIA RBN NEWS SOMALIA