Cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska Gor-Gor Ayaa saakay howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka dhagaxyaale oo dhanka Koofureed ka xiga Guriceel ayaa Dagal Kudhexnaray Ururka Al Shabaa . Saraakiisha ciidanka GorGor ayaa soo bandhigay Meydadka Xubno Katirsan Ururka Al-shabaab kuwaas oo lagu dilay dagaalka ka dhacay dhagaxyaale, waxaana isla goobta looga furtay Al Shabaab hub, gaari nuuca raaxada ah iyo miino aysan wali adeegsan. Howgalka Ayaa Imanaya Xili Maamulka Galmudug Kuhowlanyahay Dorashada Kurasta Golaha Shacabka. RBN NEWS SOMALIA
Author: Asad Shadhuuke
Gudiga Hirgalinta Dorashoyinka konfur Galbeed Ayaa Shaciyay Qabashada Dorashashada Shan Kursi Oo Kamida Kurasta Deegan Dorashadodutahay Magalada Baydhabo Ee Xarunta Gobalka Bay. RBN NEWS SOMALIA
Manta Ayaa Lagabilabay Magalada Baydhabo Dorashada Kurasta Golaha Shacabka Barlamanka Somalia kurasta Ladoranayay Ayaa Ahaa Shan Kursi Waxana Sobaxay Kurastii Uguhoraysay Oo Ay Kusokalabaxeen Xildhibanada Kala Ah. 1= Shariif Maxamed Cabdala Ayaa Kugulaystay Kursiga Tirsigiisu Yahay Hop 85 2= Xasan Cabdi Nur Cabdi Ayaa kugulaystay Kursiga Tirsigiisu Yahay 184 Ee Barlamanka Somalia Wali Waxa Soconaya Dorashada Shan Kursi Oo Kadhacaysa magalada Baydhabo Waxana Kurasta Ka Harsan Sadex Marka Lagareebo Labada Sobaxday
Barnamijka Waxa Sojeedinaya Cabdirixman Xirsi Maxamed Farsamada Barnamijka Cabduqadir Salaad Muunye
Warka Waxa Idiin Aqrinaya Asad Mohamed Yusuf Waxa Farsamaynaya Cabdulqadir Muunye Salaad
Warar Ay Heshay Warbahinta RBN NEWS Ayaa Shegaya In Magalada Muqdisho Yimado Janeraal Xuud Oo Mudo Kasohorjeeday Maamulka Hirshabeele. Heshiis Ay Wadagaren Janeraal Xuud Iyo Taliyaha Cidanka Dhulka Somalia Ayaa Lagushegay inay Wadahadaladu Siisocondonaan Waxana Heshiiska Lagasosaray Qodobo Dhawr Ah Oo Lafilayo In Lasiixo Imanshaha Janeraal Xuud Ee Magalada Muqdisho Ayaa Qayb Kaqadanaya Heshiiska Jamhada Janeraal Xuud Iyo Maamulka Hirshabeele. Janeraalka Ayaa Lafilaya Inuu Kulan Laqaato Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdulahi Farmaajo Si Lodhamaystiro Heshiiska Janeral Xuud iyo Maamulka Hirshabele. Arinta Aya Imanaysa Xili Magalada Baladweyne Ay Kamid Tahay Gobaha Loo Asteeyay Dorashada Golaha Shacabka Somalia.
Gudiga Dorashada Maamulka Gonfur Galbeed Ayaa Sobandhigay Kurasta Manta Dorashadoodu Kadhacayso Magalada Baydhabo Oo Xarun Kumelgara U ah Maamulka Konfur Galbeed Somalia Ilaa 100 Ergo ah ayaa kursigiiba u codeyn doona, kuwaas oo dhawaan tababar loosoo geba-gabeeyay, waxaana kuraasta Maanta doorashadooda ay ka dhaceyso Magaalada Baydhabo ay kala yihiin. 1: Hop156 oo uu ku fadhiyo Cali Cabdi Cusmaan, balse ay ku tartami doonaan Maxamed Aadan Maxamed & Maxamed Ibraahim Isaaq. 2: Hop176 oo uu horay ugu fadhiyay Maxamed Mursal Maxamed Boorow, waxaana ku tartamaya Cabdixakiin Mustaf Ibraahim iyo isla Maxamed Mursal Maxamed Boorow. 3: Hop184 oo uu ku fadhiyo Xasan…
Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland ayaa shaaciyay jadwalka qabashada doorashada 6-kursi oo kamid ah 14-kii kursi ee la shaaciyay 13/12/2021. lixda kursi oo doorashadooda ka dhaceyso Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ay kala yihiin. 1: HOP028 oo uu mu fadhiyo Cabdullaahi Maxamed Aadan (Shaacir) 2: HOP093 oo uu ku fadhiyay Sheekh Nuur Maxamed Xasan oo mar noqday Golaha Wasiirada Xukuumaddii Xasan Cali Kheyre. 3: HOP107 oo ay ku fadhiso Xaawo Maxamed Aadan 4: HOP 111 oo uu ku fadhiyo Maxamed Nuur Iftin Shambara 5: HOP 114 oo uu horay ugu fadhiyo Cabduqaadir Maxamed Xuseen…
Warka Waxa Sojedinaya Axmed Ali Abdi (Miido)
Afar Qof ayaa dhimatay ku dhawaad 10 kalena wey ku dhaawacmeen ka dib markii galabta naftii halige isku qarxiyay maqaayad shaah laga cabo oo ku taala ka soo horjeedka Xerada tababarada ciidanka xoogga dalka ee Janaraal Dhaga-badan ee degmada Wadajir ee gobolka Banaadir.Gaadiidka gurmadka deg-degga ah iyo ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa gaaray goobta kuwaas oo gurmad u sameeyey dadkii waxyeellada ka soo gaartay. Hay’adaha ammaanka ayaa la filayaa war rasmi ah iney ka soo saaraan dhacdadaas Maalmahan Magalada Muqdisho Waxa Kusobadanaya Qarax Yada Iyo Falalka Amini Daro.