Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo wada hadal la yeeshay Wasiirka Arrimaha Afrika ee Boqortooyada Ingiriiska.Muqdisho, January 18, 2022 — Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa khadka telefoonka wada hadal kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Afrika ee Boqortooyada Ingiriiska (UK),Marwo Vicky Ford, iyaga oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga ku dhisan wax wada qabsiga, ixtiraamka midnimada iyo madax-baannaanida Qarannimo ee Labad Dal.Labada Wasiir ayaa wada hadalkooda diiradda ku saaray kor u qaadidda xiriirka labo geesoodka ah ee Labada Dowladood iyo horumarinta iskaashiga dhinacyada siyaasadda, amniga, dhaqaalaha, horumarinta iyo arrimaha Gobolka Geeska Afrika, isaga oo Wasiir Cabdisaciid…
Author: Asad Shadhuuke
Gudiga Dorashoyinka Heer Dawlad Gobaleed Ee Puntaland Ayaa Soosaray Liiska Kow iyo toban kursi Oo Kamida Kurasta Golaha Shacabka Ee Degan Doarashadoodutahay Deganada Puntaland Liiska Kuarastan Ayaa Lafilaya Indorashadoodudhacdo Malmaha So Aadan Kurasta Lasoosaray Marka Lagareebo Waxa Gudiga Dorashoyinka Puntalnd kuharsan harsan Waa Lix Iyo Labatan Kursi Oo Lafilayo Todobadyo Gudahoda Inay Kusosaran Liiska Kurastas RBN NEWS SOMALIA
Warka Galab Warbahinta RBN News Waxa Si Wadajira Usojedinaya 1=Axmed Ali Abdi (Miido) 2= Sihaam Maxamed Nuux Farsamada Warka Galab 1= Cabduqadir Muuye Salaad (Honast)
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka Cusub ee Dowladda Sucuudiga.Muqdisho, January 18, 2022 – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirka cusub ee Boqortooyada Sucuudigu u soo magacawday Soomaaliya Mudane Axmed Bin Maxamed Almowallad. Danjiraha cusub ee Dowladda Sucuudiga Mudane Axmed Bin Maxamed ayaa Wasiirka Arrimaha Dibadda la wadaagay dadaalka uu ku bixin doono adkaynta xiriirka diblomaasiyadeed iyo wax-wada-qabsiga ka dhexeeya Labada Dowladood iyo Labada shacab ee saaxiibbada ah, isaga oo ka mahadceliyey soo dhoweynta diirran…
Kulamo Saacado Qaatay Oo Ay Wadayesheen Taliyaha Cidanka Dhulka Somalia Janeraal Maxamed Tahliil Biixi iyo Janeraal Abuukar Warsame Xuud Ayaa Lagaray Isfahan Hordhaca Kulamadan Oo Kadhacay Xerada Lamagalay Ee Duleedka Magalada Baladweyne Ee Xarunta Gobalka Hiraan Ayaa Umuuqda Kuwa Ay Isku Afgarteen Labada Ganeraal Silogaheshiiyo Tabashada Ay Qabaan Dadka Ree Hiiraan Ee Uu Matalayo Ganeraal Xuud. Qodabada La Isku Afgartay Si Hordhaca Waca Waxa Kamida 1=In tabashada Ay Qabaan Ree Hiraan Lagudhameyo Wadahadal Iyo Aragti Wadag 2= In Ladamiyo Xasiloni Darada Kajirta Gobalka Wax Kastana Lagaheshiiyo 3= In Dorashada Sinabada Uga Qabsonto Baladweyne Inta Ay Socdan Wada Hadalada Lagu Xalinayo…
Warka Waxa Sojedinaya Asad Mohamed Yusuf Warka Waxa Farsamaynaya Cabdulqadir Muunye Salaad
Gudiga Dorashoyinka Konfur Galbeed Somalia Ayaa Wada Maanta Inay Soo Afjaran Diwangalinta Shan Kursi Oo Kamida Ah Kurasta Golaha Shacabka Barlamaanka Somalia Manta Ayaa Waraqadaha Aqonsiga Iyo Shahadada Lagudonsiindona Musharaxinta Shanta Kursi Kurastan Waxa Usharaxan Madax Horay Ugufadhisay Kurasta Iyo Kuwa Kucusub Kurasta Barlamanka Donayana Inay Helan Kurastas Malinimada Bari Ah Ayaa Laguwada Inkurastan Dorashadooda Kadhacdo Magalada Baydhabo Oo Kamida Gobaha Loo Asteeyay Dorashada Somalia Gar Ahaan Tan Golaha Shacabka Ee Kurasta Maamulka Konfur Galbeed Somalia.
Dhawaca Afhayeenka Xukumada Somalia Maxamed Ibraahim Mu.alimuu. Ayaa Lagadajiyay Dalka Turkiga Waxa Lageeyay Isbitaal Ay Gacanta Kuhayso Dawlada Turkiga Danjiraha Dawlada Somalia Ee Dalka Turkiga Ambassador Jaamac Ceydiid Ayaa Xili Uu Warbahinta Lahadlayay Shegay Inuu Badqabo Afhayeenka Lanasocdan Dhawacyo Ay Ku Jiraan Darawalkiisa Lanageyay Isbital Weyn Oo Ay Gacanta Kuhayso Dawlada Turkiga Afhayeenka Xukumada Somalia Ayaa Lahadlayay Xiliga Lasarayay Gadiidka Isbitalka Waxa Uuna Dhawaca Afhayeenka Umuuqdan Mid Sokabanaya.
Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug Oo Safar Shaqo Kujoga Dagmada Cabudwaaq Ayaa Tabar Usoxiray Ciidamo Katirsan Darawiishta Galmudug Cidamadan Ayaa Mudo Tabar Ogasocday Xero Kutala Halkas Waxayna Sobandhigeen Dholatus Cidan Oo Ay Ku Mujinayan Heerka Tabarkoda Garsiisanyahay Musabada Waxa Xaadir Ku Ahaa Madaxda Maamulka Galmudug Kuwaa Oo Buriyay Tababarka Ciidanka Darawashta Galmudug. Cidamada Ayaa Markii Tabarka Losoxiray Lagudhariyay Madasha Waxana Ladardarmay Cidanka Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug Ali Daahir Ciid. Madaxwene Ku Xigeenka Aya Cidanka Kuladar Darmay inay Wajibadkoda Ugutan Si Hufan Wafaqsana Sharciga Dalka. Cidamadan Ayaa Lafilaya Inay Qayb Kaqaatan Howgalo Lagulagalamayo Ururka Al Shabaab.
Afhayenka Xukumda Xilgarsiinta Somalia Maxamed Iraahim Mualimu Ayaa Sheegay In Shirka La Isku Afgartay Qodobo Dhawr. Afhayeenka Ayaa Sidokale Shegay In Maalmaha So Adan Laso Afjarido shirka Kasocda Magalada Muqdisho Logana Arinsanayo Arimaha Dorashoyinka Somalia.