Shirka Golaha Wadatashiga Qaran Oo Kadhacay Hotel Decale Ayaa Gordhaweed Laso Afmeeray Ayda Oo Lamujiyay Iskusodhawansho Dhinaca Dahfurnaanta Shirka Ah. Raysawaraha Xukumada Xilgarsiinta Somalia Ayaa Shirgudomiyay Shirka Waxana Xadir Aha Madaxda Maamul Gobaleedyada iyo Maayarka Gobalka Banadir. Sida Uu Shegaya Afhayenka Madaxtoyada Puntaland Shirka Ayaa Lagubalmay Inbari La Iskusonoqdo Ayada Oo Bari Lagubalan Sanyahay In Taloyin Lagadhagaysto Xubnaha Midawga Musharaxinta Somalia. Sikastaba Shirkan Ayaa Lagu Lafaguraya Arimaha Dorashada Somalia Waxana Lafilaya Inuu Sjirka Sogaba Gaboobo Todobadkan.
Author: Asad Shadhuuke
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Guddi ka kooban masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladda u magacaabay korjoogtaynta, fulinta iyo dabagalka heshiisyadii Shirka nabadaynta, isla markaana si dhaw ula shaqeeya Guddiga Culimada iyo odayaasha dhaqanka. Guddigan oo ka Kooban 8 xubnood ayaa kala 1. Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada dowladda Puntland. Gudoomiye 2. Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad Wasiirka wasaarada Arrimaha gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland. Gudoomiye ku xigeen 3. Cabdiraxmaan Yuusuf Faarax Wasiir ku xigeenka wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta sare .Xoghayn 4. Jaamac Faarax Xasan Wasiirka wasaarada Caafimaadka Puntland. 5. Senator Cabdiqani Geelle Maxamed.…
Darawalada Kushaqaysta gawarida Bulshada Utaqano BL Ka Ayaa Manta Bananbax Kasameyay Magalada Muqdisho Banan Baxa yaa Inta Badan Waxa Uu Kadhacay Dagmoyinka Dharkenley Iyo Wadajir. Gadiid Leydan Ayaa Kacabanaysa Lacago Baad Ah oo Ay Kaqadan Cidamo Kulabisan Dareeska Dawlada Waxayna Shegeen Wadayasha Gawarida Inay Lacagahas Yihiin Kuwa Baad Ah. Sidokale Wadayasha Gawarida Ayaa Shegay In Cidamas Mararka Qaar Ay Dhibateyan Rakaabka Ayaga Oo Jirdil Ugaysta Kanaqata Agabyada Aywatan Sida Talefanada Iyo Waxa Lamidka ah. Tikastaba Arinta Ayaa Lagadhorsugaya Inay Jawaab Kabixiyan Lamaha Amanka Gobalka Banadir.
Halkan Kalasoco Wararka Ugudanbeyay Dalka Iyo Dibada Warka Waxa Sojedinaya Wariye Axmed Miido
Warka Waxa Sojedinaya Axmed Miido
Warka Waxa Sojedinaya Wariye Axmed Ali Abdi Miido
Warka Waxa Sojedinaya Wariye Sihaam Maxamed Nuux (Darajo)
Magalada Baladweyne Ee Xarunta Gobalka Hiraan Ayaa Saka Dagan Waxana Hawlgalsameyay Cidamada Boliska Baladweyne Howgalka Ayaa Imanaya Xili Habenkii Xala Ay Al Shabaab Werar Kuqadeen Farisimaha Ay Lee Yihiin Cidanka Amison Iyo Kuwa Dawlada Werarka Ayaa Kadhacay Midkami Xafadaha Magalada Baladweyne Waxana Dagal Koban Dhexmaray Al Shabaab Amiso iyo Cidanka Dawlada Oo Iskudhinaca Dagalaka Oo Sacado Qatay Ayaa La isku Adeegsaday Hobiyaha Iyo Qoryaha Waa Weyn Waxana Qasare Kasogary Qoys dagana Xafada Werarka Kadhacay Lamaha Amanka Iyo Maamulka Gobalka Hiran Kamahadlin Wali Qasaraha Dhashay Dagalkii Xalay Kadhacay Magalada Baladweyne Ee Gobalka Hiran. Baladweyne waxay Kamid Tahay Gobaha Loo Asteeyay Dorashada…
Cidamo Tabacsan Madaxweyne Dani Ayaa Buuxdhafiyay Magalada Bosaaso Ee Xarunta Gobalka Bari Cidamada Ayaa Lagabaqdin Qaba Inuu Dagal Magalada Kudhexmaro Kuwa Psf Oo Horay Ujogay Magalada Bosasso Ee Gobalka Bari Waxgaradka Deganka Iyo Isimada Puntaland Ayaa Wada Dadalo Laguxalinayo Qilafka Sokala Dhexgalay Cidamada Psf Iyo Madaxweyne Dani Dhinacakale Dadka Degan Ayaa qarkod Kaqaxay Magalada Bosaaso Kadib Baqdin Lagaqabo Dagal Dhexmara Cidamada isku Horfadhiya Magalada Bosaaso Ee Gobalka Bari Wasiirada Puntland Qarkod Aya Sodhaweyay Dadalada Aywadan Wax garadka Deganka Silo Bajiyo Dagal Kadhaca Magalada Bosaaso Ee Gobalka Bari.
Warka Waxa Idin Aqriye Axmed Ali Abdi (Miido)