Taliyaha Cidamada Lugta Xoga Dalka Somalia Ganeral Biixi Ayaa Kadigay In Cidamada Dawlada Faragalin Kusameyan Dorashada Kasocota Wadanka. Taliye Biixi Ayaa Shegay Inaan Raali Laganoqon Donin In Cidamada Qayba Hoda Kaladuwan Lug Kuyeshaan Dorashada Somalia Cidamada Waxa Loo Xilsaray Kaliya Waa Inay Aminga Kataxadaran Arimaha Kale Wax Shaqa Kumalan Ayuu Yiri Taliye Biixi. Hadalka Taliyaha Ayaa Imanaya Xili Mucaradka Dawlada Ay Cidamada Ku Edeyeen Inay Faragalin Kuhayan Dorashada Somalia.
Author: Asad Shadhuuke
Warka Habeen Warbaahinta RBN News Waxa Sijedinaya Wariye Axmed Ali Abdi Miido Halkan Kalasoco Warar Xul Ah Lagarebay Xumaha .
Aamina Cumar Jaamac Ayaa kugulaysatay Gursiga Tirsigiisu Yahay 202 Ee Golaha Shacabka Somalia Waxana Lafilaya Iny Kamid Noqoto Barlamanka Soo Socda Ee Gobalada Waqoyi Kumatali Doona Somalia kursigan Ayaa Dorashadiisu Kadhacday Magalada Muqdisho Waxayna Aamina Cumar Jaamac Kamid Aheed Musharaxiinta Utartamaysay Kursiga 202 Ee Golaha Shacabka Barlamanka Somalia.
wasir Kii Hore Wasarada Warfafinta Somalia Maxamed Abdi Xayir Mareeye Ayaa Kusobaxay Mid Kamida Kuraasta Golaha Shacabka Ee Barlamanka Somalia Waxana Kursiga Laga Leeyahay Deganada Maamulka Somaliland. Dorashada Golaha Shacabka Ayaa Somalia Kabilabatay Waxana manta Muqdisho Kabilabatay Kuraas Kamida Kurasta Gobalada Waqooyi Dorashadooda Waxana Lafilaya in Lasogaba Gabeeyo Kurasta Qaarkod Isla Maanta.
Warka Waxa Sojedinaya Wariye Axmed Ali Abdi Miido
Beesha Caalamka ayaa shuruud adag ku xirtay dhaqaalaha ay Soomaaliya ku kabto, gaar ahaan dhaqaalaha loo qorsheyay doorashooyinka. Arinta Ayaa Imanaysa Xili Dorashoyinka Golaha Shacabka Barlamanka Somaliya Lafilayay In Lagabilaabo Gobaha Lo asteyay Dorashoyinkas Waxan La Ogeen Samaynta Ay Kuyelankarto Qabsomida Dorashada Somalia Dawlda Somalia Ayaan Walikajawabin Hadalka Kasoyeeray Beesha Calamka. RBN NEWS SOMALIA
MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY TALIYAHA IYO TALIYE KU-XIGEENKA 1-aad ee CIIDANKA ASLUUBTA Garoowe: 17 November 2021: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 38 ee November 17, 2021 kuna saabsan magacaabid Taliyaha iyo Taliye Xigeenka 1-aad ee Ciidanka Asluubta. Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad. Markuu arkay: Aqoondooda, kartidooda iyo waayo aragnimadooda CiidanimoWuxuu xeeriyey: Waxaa S/Guuto Bile Faarax Cali loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Asluubta Dowladda Puntland.Waxaa S/Guuto Cabdirisaaq Maxamuud Axmed (Gantaal) loo magacaabay Taliye Xigeenka 1-aad ee Ciidanka Asluubta Dowladda Puntland. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay DHAMMAAD…
Madaxweynayasha Puntland Iyo Jubaland Ayaa Dalbaday Inaa Doradhada Golaha Shacabka Laguso Kubo Hal Magaalo Kulamo Kadhacay Magalada Garawe Ee Xarunta Maamulka Puntland Ayaa Madaxda Mamulada Puntland Iyo Jubaland Kulafaguren Arimaha Dorashoyinka Somalia. Madaxda Labada Maamul Ayaa Kushegay Sababta Logadhigayo Hal Magalo Dorashada Golaha Shacabka Sababo Amni Waxayna Mujiyeen Magaloyinka Garbaharey Iyo Baladweyne Inaan Lagu Qabankarin Dorashoyina Warka Sobaxay Madaxda Puntland Iyo Jubaland Ayaa Lafilaya In Logudbiyo Xafiiska Raysalwasaraha Xukumada Xilgarsinta Somalia Eng Mohamed Xusen Roble. Sidokale Waxan La ogeen Waxay Kadhihidonan Maamulada Galmudug .Hirshabeele .Konfurgalbeed. Kuwaa Oo Udiyar Garobay In Dorashada ay Kuqabtan Labo Magalo Madama Uu Aha Heshiiskii Hore…
Warka Waxaso Jedinaya Wariye Axmed Ali Abdi (Miido) Halkaan Kalasoco Wararkii Ugudanbeeyay Ee Dalka Iyo Dibadaba
Warka Waxa Idin Aqrinaya Wariye Axmed Ali Abdi (Miido) Kalasoco Halkan Wararkii Ugudanbeyay Calamka Iyo Somalida.