Warar Ay Helayso Warbahinta RBN NEWS Ayaa Shegaya In Raysalwasaraha Xukumada Xilgarsiinta Somalia Lafilyo Inuu Tago Magalada Dhusamareb Ee Xarunta Maamulka Galmudug. Raysal Wasare Roble Ayaa Lafilaya Inuu Kulamo Laqato Madaxda Maamulka Galmudug Oo Uu Uguhoreyo Madaxweyne Axmed Abdi Kariye Qoor Qoor. Ujeedka Safarka Raysalwasaraha Ayaa Lagushegay Inuu Ukurgalayo Gobaha Lo asteeyay Dorashada Golaha Shacabka Ee Deganada Maamulka Galmudug. Sidokale Warar Ayaa Shegaya Inuu Raysalwasaraha Kuhowlanyahay Arimaha Xal Uhelida Dagalka Kadhaxeya Galmudug Iyo Ahlusuna. Sikastaba Safarka Raysalwasre Roble Ayaa Imanaya Xili Galmudug Ay Udiyargarobayso Dorashada Kuraasta Golaha Shacabka Somalia Kuwa Oo Lafilayo Malmaha Soo Adan Inay Kabilawdan Maamulada Kajira Dalka.
Author: Asad Shadhuuke
Kulan Ay Wadaqateen Lamaha Amaanka Gobalka Nugal Iyo Wasarada Amniga Maamulka Puntaland Aya Lagu Gorfeyay Xaqiijinta Amniga Magalada Garawe Sarakiisha Amniga Iyo Wasarada Aminga Gudaha Puntaland Ayaa Isku Afgartay Inay Sameyaan Xubno Gudi Ah Oo Kashaqaynaya Aminga Iyo Xasilonida Magalada Garawe Waxan Lafilaya Inay Dhawan Lahadlan Bulshada Deeganka Si Ay Ogawada Shaqeeyan Aminga Iyo Xasilonida Magalada Garawe Oo Kamida Gobaha Lo asteeyay Dorashada Somalia In Lagu Qabto Gar Ahan Tan Golaha Shacabka Somalia.
Warka Waxa Sojedinaya Wariye Axmed Ramaas
Warka Waxa Sojedinaya Wariye Axmed Ramaas
Gudiga Daadajinta Dorashoyinka Heer Faderal Ayaa Lafilaya Inay Manta Kuwarejiyan Maamulada Puntaland. jubaland. Konfur Galbeed. Hirshabeele. Agabka Lugutalagalay Dorashada Golaha Shacabka Somalia. Manta Ayaa Agabka Waxa Sitosa Luguwarejiyay Gudiga Loxilsaray Dorashada Kurasta Somaliland Iyo Xubnaha Banadiriga Dorashada Oo Laguwado Inay Kadhacdo Magalada Muqdisho. Gudiga Dorashada Somalia Aya Wada Dadaalo Lagujogtaynayo Qabsomida Dorashada Golaha Shacabka Oo Lafilayo In Labilabo Todobadyada Soo Adan.
Gudiga Hirgalinta Dorashoyinka Heer Fadaral Ee (GHDHF)Ayaa Bilabay Dhibista Agabka Loo Isticmalayo Cod Bixinta Dorashada Golaha Shacabka Somalia Gudiga Ayaa Manta Waxay Agabka Udireen Deganada Galmudug Ee Loo Asteeyay Dorashada Golaha Shacabka Somalia Waxana Sidikole Lagu wada In Agabka Laguwareejiyo Gudiyada Somaliland Iyo Banadiriga Islamaanta. Dhinacakale Waxa Lafilya Malinimada Axda ah In Agabka Lageeyo Maamulada Kale Ee Dalka Sida Hirshabeele. Konfur galbeed.Puntaland. jubaland. Arinta Ayaa Imanaysa Xili Maanta Lasoo Afmeray Dorashada kurastii Kaharsaneed Xubnaha Aqalka Sare Ee Somalia.
Manta Aya Magalada Dhusamareb Laguso Gabagabeyay Dorashada Kurasta Aqalka Sare Waxana Ladoortay Labadii Kursi Ee Ugudanbeysay Aqalka Sare Ee Somalia Kursiga Kobad Ayaa Waxa Kusobaxay Abdi Xasan Cawaale Qaydiid Oo Markale Kusolabanaya Kursigan Kuna Matali Dona Maamulka Galmudug. Waxana Xildhibanada Galmudug U codeeyen Qaab Gacantaag Ah Kadib Markii Uu Kursigasi Katana Sulay Musharaxii Kulatartamayay Codad Garaya 83 cod Ayuuna Kusabaxay Sanatarka Markale Difacday Kursigaas. Dhinaca Kale Waxa Kursiga Labad Kusobaxay Cabdi Cusman Xareed Oo Asagana Ay Cod Gacantaga Ugu Codeyeen Xildhibanada Galmudug. Siada Waxa Kushan Kurasta Aqalka Sare Ee Barlamanka Somalia Kaas Oo Ka Koban 54 Kursi.
Xildhibanada Maamulka Galmudug Ayaa Udiyargarobay Dorashada Labada Kursi Ee Manta Dorashadooda Kadhacayso Magalada Dhusamareeb. Kurastan Ayaa Kamida Kurasta Aqalka Sare Ee Dawlad Gobaleedka Galmudug Kumatalaya Dawlada Somalia Waxan Dhawan Dibkaso Saray Madaxweynaha Dawlad Gobaleedka Galmudug Axmed Cabdi Kariye Qoor Qoor. Suldan Kamal oo Kamida Xubnaha Gudiga Dorashada Galmudug Ayaa Shegay Inay Udiyar Garboyan Malmaha So Adan Dorashada Golaha Shacabka Markii Manta Lasoo Afmeero Doorashada Aqalka Sare Ee Galmudug.
Warka Waxa Idin Aqrinaya Wariye Sihaam Maxamed Nuux
Fah Fahino Ayaa Lagahelaya Dilka Dhacay Dagmada Hodan Ee Gobalka Banadir Dilka Ayaa Kadhacay Aga Gaarka Isbitalka Xoga Dalka waxana Dilka Logaystay Askari Katirsana Cidamada Taraafikada. Koxda Dilka Gaysatay Oo Aan Wali La Ogaan Cida Ay Katirsanyihiin Ayaa Iskaga Baxsaday Gobta Falka Uu Kadhacay. Dadka Degaan Ayaa Ino Shegay In Gobta Falka Uu Kadhacay Ay Sogareen Cidamo Katirsan Kuwa Dawlada Somalia Waxayna Baritano Kawadan Gobta Oo Falku Kadhacay Oo Aan Sida Ogafogeen Isbitalka Xoga Dalka Somalia. Mal Mihii Ugu Danbeeyay Waxa Magalada Muqdisho Kusobadanayay Dilal iyo Qaraxyo Qorshaysan Oo Lagafulinayo Dagmoyinka Gobalka Banadir.