Author: Barre Ahmed Ali

Ciidamada kumaandooska Danab ee xoogga dalka oo ay weheliyaan ciidamada daraawiishta Jubbaland iyo kuwa nabad sugida ayaa howlgal Kadhan ah Al-Shabaab ka fuliyay deegaano ka tirsan Jubbada Hoose. Intii hawlgalku socday ayey ciidamadu waxay cagta mariyeen sida ay sheegeen Saraakiishii Hogaamineysay CiidamaGobo Ay Kusugnayen Al-Shabaab oo ku taala Waraha Buur Qaylo. Sidoo kale, Saraakiisha ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in howlgalkaas Al Shabaab looga dilay afar Xubnood iyo dhaawaca lix xubnood oo Al-shabaab ka tirsan, wuxuuna howlgalka yimid ka dib qeylo dhaan ka timid dadka deegaanka oo xoolo dhaqato u badan oo u adkeysan waayay Maamulida Ururka Al Shabaab Sida…

Read More

Cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska Gor-Gor Ayaa saakay howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka dhagaxyaale oo dhanka Koofureed ka xiga Guriceel ayaa Dagal Kudhexnaray Ururka Al Shabaa . Saraakiisha ciidanka GorGor ayaa soo bandhigay Meydadka Xubno Katirsan Ururka Al-shabaab kuwaas oo lagu dilay dagaalka ka dhacay dhagaxyaale, waxaana isla goobta looga furtay Al Shabaab hub, gaari nuuca raaxada ah iyo miino aysan wali adeegsan. Howgalka Ayaa Imanaya Xili Maamulka Galmudug Kuhowlanyahay Dorashada Kurasta Golaha Shacabka. RBN NEWS SOMALIA

Read More