Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email 183 Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Jubaland SEIT ayaa shaaciyay jadwalka qabashada doorashada 5 kursi oo kamid ah 43-da kursi ee deegaan doorashadoodu tahay Jubbaland RBN NEWS SOMALIA