Kadib Kulan ay kuwada yeesheen madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sucuudi Carabiya Amiir Maxamed Binu Salmaan Binu Cabdicasiis ayaa waxa uu soo dhaweyay dhaxal sugaha boqortooyada dalka sacuudiga guulaha wax ku oolka ah ee ciidamada xoogga dalka ay ka gaareen dagaalka ay kula jiraan kooxda Alshabaab,

Amiir Maxamed Binu Salmaan ayaa sidoo kale muujiyay sida ay diyaar ugu yihiin taageero buuxdana ay ula garab tagaan yihiin dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhankiisa kaga mahadceliyey dowladda iyo shacabka Boqortooyada Sucuudiga, garab istaagga ay u muujiyeen Shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed,

Share.

Leave A Reply