Wasiirka Wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Axmed Sheekh Cali Doosishe, Wasiir Ku-xigeenka Wasaarada Warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-Cadaala, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo xibno kale ayaa ka qeybgalay kulan Wacyigelin Bulsho oo lagu qabtay Degmada Xamar Jajab. kaasi oo ay isugu yimaadeen, Odayaasha, Haweenka, Dhallinyarada iyo qeybaha kala gedisan ee Bulshada Degmada.

Kulanka ayaa looga hadlay sidii looga qeyb qaadan lahaa xoojinta Nabadgelyada iyo horumarka Caasimadda.

Share.

Leave A Reply