Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa laguwada inuu safar kutago dalka kenya safarkan ayaa daran arimaha jubaland iyo dawlada somalia kadib qilaaf sii xogeystay oo udhaxeya dowda somalia iyo maamulka jubaland 

ilo xog ogaala kunadhaw xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa ino xaqiijiyay inu safari dono Hamza Abdi Barre kuna wajahanyahay magalada nirobi

lama oga sida uu safarkan qeyb oga qadan karo dajinta xisada kadhextagan maamulka jubaland iyo dawlada dhexe ee somalia

Share.

Leave A Reply