Cidamo Sarna Ilaa Afar domod kana sogostay maamulka jubaland ayaa isku dhibay  Ciidanka xoga dalka ee kusugan deganka  Raaskambooni, Cidankan kasogostay maamulka jubaland ayaa ku qancay xariiro ay lasameyeen sarakil katirsan dowlada somalia si loqarameyo qeybna oga noqdan cidanka xoga dalka somalia.

Ciidanka ayaa waxaa halkaa ku soo dhaweeyay sarakiisha ciidamada xoogga dalka waxa ayna qaarkood oo la hadlay warbaahinta sheegeen in ay diyaar u yihiin ka qeygalka dagaalka ka dhanka ah AS ee ciidanka.xoogga ka wadaan degaannada jubbaland.

Ciidamada Xoogga Dalka ayaa dhowaan  howlgal lagula dagalamayo maamulka jubaland  ka bilowday deegaanka Raas-Kaambooni,waxaana ujeedku yahay in dhammaan deegaanada Jubbaland laga hirgaliyo maamul ay dowlada somalia gacanta kuheyso si loo hirgaliyo fakirka iyo siyasada madaxweyne Hassan Shiikh Mohamud iyo Xukumada Talada heyso.

Taliyaha Guutada 18aad ee Ciidanka Komandoska GorGor ee Xoogga Dalka Soomaaliya G/dhexe Xasan Aadan Maxamed (Xasan Ciraaqi) oo la hadley ciidanka kaga soo gostay dhanka maamulka Jubbaland, ayaa kula dardaarmey inay si buuxda uga qeyb qaataan dagaalka dowlada somalia kawado deganada jubaland.

Share.

Leave A Reply