Iran iyo Israa’iil waxay heli doonaan nabad mar aan dheereen  ayuu yiri madaxweynaha Mareykanka.

Donald Trump ayaa ku sheegay bartiisa bulshada Axada manta ah isagoo intaa ku daray in ay jiraan shirar badan oo aan la cayimin oo dhacaya iyo in labada dal ay heshiis gaaraan.

Israa’iil iyo Iran ayaa weerarro cusub isku qaaday habeennimadii Axadda  halkaas oo ay ku dileen dad badan.

Iran iyo Israa’iil waa inay heshiis gaaraan  waxayna samayn doonaan heshiis Trump ayaa ku yiri Truth Social, isagoo raaciyay waxaan heli doonnaa NABAD, dhawaan.

Share.

Leave A Reply