Shirkadda maraakiibta Jarmalka ee Hapag-Lloyd ayaa Axadii sheegtay in maraakiibtoodu ay sii wadaan inay maraan marin biyoodka Hormuz ka dib markii Maraykanku uu weerar ku qaaday xarumaha Nukliyeerka ee Iran habeenkii, laakiin waxay ku dartay in xaaladda dib loo eegi karo daqiiqad kasta.

Weli waxaan ku sii soconaa marin biyoodka Hormuz, laakiin dabcan xaaladdu way is bedeli kartaa waqti aad u yar gudaheed,” ayuu yiri afhayeen u hadlay shirkadda.

Baqadinta ay shirkadu mijineyso ayaa laxariirta arimaha dagalka iran iyo isriil xili marekanku habenimdii xalada dagalka kusobiray taa oo sii hurinkarta qatarkasta oo laxariirta marin biyoodka Hormuz.

Share.

Leave A Reply