Boqorka Britain Charles ayaa ku casuumay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump booqasho qaran dabayaaqada sanadkan, sida uu xaqiijiyay Buckingham Palace manta oo arbaca ah.

Trump ayaa aqbalay casuumaad uu u fidiyay Charles oo ah booqashadii labaad bishii Febraayo, taasoo ka dhigaysa madaxweynaha Mareykanka hogaamiyihii ugu horreeyay ee siyaasad ahaan loo doorto waqtiyadan casriga ah oo lagu martigeliyo labo booqasho oo dowladeed oo uu ku tago Boqortooyada Ingiriiska, laakiin ma cadda waqtiga safarka.

Casumada boqorka ingiriiska ee madaxweynaha mareekanka ayaa imaneysa xili ay sii hogeysaneyso xalada bariga dhexe iyo dagalka iran iyo israiil xili larumeysan yahay in labada dowlad ay lasafanyihiin israiil.

Share.

Leave A Reply