Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 144-aad ee ka tirsan Guutada October, ayaa maanta guul weyn ka gaaray howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Busleey ee gobolka Shabeellaha hoose.

Howlgalkaas ayaa lagu burburiyay bar koontarool oo ay kooxda AS ku lahaayeen halkaas,.

Howlgalka Waxa hogaminayay Abaanduulaha Ururka 144-aad Mahad Cali Nuur Raage.

Ciidanka dowlada ayaa bur buriyay saldhigyo ay halka kulahayeen AS.

Ciidamada nabad ilaalinta Soomaaliya ayaa qeyb ka ahaa howlgalka kadhacay Degaanka Busleey.

Ciidamada dowlada Somalia ayaa muujiyay sida ay diyaarka ugu yihiin Difaaca dalkooda iyo dadkooda.

Waxayna malmahan sii xojiyeen howlgada ay kawadan gobalka shabeellaha hose.

Share.

Leave A Reply