Ciidanka gaarka ah ee Gaashaan ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), ayaa howlgal qorsheysan oo ay xalay ka fuliyeen deegaanka Dhanaane ee gobolka Shabeellaha Hoose, waxa ay guud ahaan ku burburiyeen guri ay AS u isticmaaleysay kaydinta waxyaabaha qarxa

Seddaxdii bishii hore ee Juun, howlgal sidaan oo kale ay Ciidanka Gaashaan ka fuliyeen isla deegaanka Dhanaane waxaa lagu dilay Horjoogihii AS u qaabilsanaa deegaannada Dhanaane, Jilib Marka iyo Gandarshe.

Share.

Leave A Reply