Madaxweynayasha Puntland Iyo Jubaland Ayaa Dalbaday Inaa Doradhada Golaha Shacabka Laguso Kubo Hal Magaalo

Kulamo Kadhacay Magalada Garawe Ee Xarunta Maamulka Puntland Ayaa Madaxda Mamulada Puntland Iyo Jubaland Kulafaguren Arimaha Dorashoyinka Somalia.

Madaxda Labada Maamul Ayaa Kushegay Sababta Logadhigayo Hal Magalo Dorashada Golaha Shacabka Sababo Amni Waxayna Mujiyeen Magaloyinka Garbaharey Iyo Baladweyne Inaan Lagu Qabankarin Dorashoyina

Warka Sobaxay Madaxda Puntland Iyo Jubaland Ayaa Lafilaya In Logudbiyo Xafiiska Raysalwasaraha Xukumada Xilgarsinta Somalia Eng Mohamed Xusen Roble.

Sidokale Waxan La ogeen Waxay Kadhihidonan Maamulada Galmudug .Hirshabeele .Konfurgalbeed. Kuwaa Oo Udiyar Garobay In Dorashada ay Kuqabtan Labo Magalo Madama Uu Aha Heshiiskii Hore Ee Dorashoyinka.

Sita Lamida waxa Lafilaya Inay Arintan War Kaso saran Gudiga Dorashoyinka Heer Fadaral.

RBN NEWS SOMALIA
Share.

Leave A Reply