Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shir la yeeshay taliyeyaasha hay’adaha ammaanka dalka iyo ciidammada AMISOM, kaas oo diiradda lagu saaray adkeynta amniga guud ee dalka, gaar ahaanna caasimadda Muqdisho.Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa faray hay’adaha amnigu inay xoogga saaraan dardar gelin howlgallada ka dhanka ah argagixisida ee guud ahaan gobollada dalka iyo in si gaar ah loo adkeeyo amniga caasimadda oo lagu qabanayo doorashooyinka guddoonnada Labada Aqal ee Baarlamaanka iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda
Saturday, July 5
Trending
- Madaxweynaha Poland Andrzej Duda oo Gaaray Kyiv
- Dowlada Qatar oo Markale Kahadashay Xabad Joojinta Qaza
- Caruurta Gobalka Mudug oo uu sooritay Cudurka Gowracatada iyo Go’aan Lagasoosaray
- SSC-KHAATUMO OO KUDHAWAQDAY GO’AAN LAGU MAXKAMADEYNAYO MAXABIISTA SOMALILAND
- Duqeymo ay Israa’iil ka geysatay koonfurta Lubnaan oo lagu dilay laba qof
- Hogaamiyaha ugu Sareeya Iran Ali Khamenei oo Lagu wado inuu Jeediyo hadal Muuqala Sida uu Ubilawday Dagalka
- Madaxweynayasha Puntland iyo Jubbland oo Ku Dhawaaqay
- Boqorka Britain Charles oo Casuumay Donald Trump