Qarax Qasaro Kaladuwan Dhaliyay Ayaa Kadhacay Magalada Jawhar Ee Xarunta Maamulka Hirshabeele
qaraxa Ayaa Kadhacay Hotel Ay Daganayeen Masuliyin Katirsan Maamulka Hirshabeele Gobta Uu Qaraxa Kadhacay Ayan Sida Oga Fogeen Xarunta Madax Toyada Hirshabeele.
qasaraha Qaraxa Ayaan La Cayimin Balse Wararka Ayaa Shegaya inuu Dhawac Kasogaray Wasiiro iyo Xildhibaano Katirsan Maamulka
qaraxaan Ayaa lo Adegsaday Gari Walxaha Qarxa Lagusooraray Gobta Qaraxa Uu Kadhacay Ayaa Aad Ubur burtay
Maamulka Hirshabeele Wali Wax Wara Kama Soosarin Qaraxa Kadhacay Magalada Jawhar Waxase Lafilaya inay Lamaha Amaanka Faah Fahin Kabixiyan Qasaraha Kadhashay Qaraxa Kadhacay Magalada Jawhar.