Wasiirka kuxigeen warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Soomaliya cabdiraxmaan Yuusuf Alcadaala’ Xildhibaan Cabdi Saabir Nuur shuuriye oo gaaray gaaraya Degmada baxdo ee Gobolka galgaduud iyo deegaanada uu ka socdo kacdoonka kooxda Alshabaab ayaa la kulmay dhaqanka iyo bulshada Baxdo
Waftiga wasiirka ayaa sidoo kale kulan la qaatay saraakiisha heer federaal ee hogaamiyaana kacdoonka la doonayo in lagu xoreeyo degaanada Galmudug ka jogaan argagixisada
Wasiir Alcadaala iyo Xildhibaan Cabdi Saabir ayaa lagu wadaa iney tagaan dhamaan degaanada ey ku diyaarsanyihiin Ciidamada iyo Dadka degaanka ee u diyaarsan xoreynta deeganada