Cidamada dawlada somalia ayaa Howgalo Balaran Kasameeyay Degano Katirsan Gobalka Bakool Ee Maamulka Konfur Galbeed Somalia Howgalka Cidamada Dawlada waxa Ku Wehelinaya Xildhibano Katirsan Golaha Shacabka Oo Deegan Dorashadooda Tahay Konfur Galbeed Somalia.
Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya maamulka gobolka Bakool ayaa Lawareegay Degaano Hoostaga Dagmada Xudur Ee Gobalka Bakool.
Deegaanada sida gaarka ah howlgalka looga sameeyay oo ciidanka xoogga ay gaareen ayaa waxaa ka mid ah Farag, Wargaloole, Luwaay weyne iyo Huuyaley, waxaana deegaan isaga baxay Xubno Katirsan Ururka Al Shabaab Oo Mudo Ka Ariminayay Deganadaas.