HIIRAAN ‘
Ciidamo ka tirsan kooxda Alshabaab ayaa weerar dhabogal ah ku qaaday kolonyo uu la socday Guddoomiyaha Magaalada Baladweyne.
Weerarka ayaa ka dhacay Deegaanka Caag-Sabriye oo dhinaca Galbeed ka xigo Magaalada Baladweyne Ee xarunta gobolka Hiiraan.
Guddoomiyaha Magaalada beledweyne Cismaan dhicisoow dhuuboow. ayaa muddooyinkii u dambeeyay ku howlanaa abaabul ciidan kaas oo uu doonayay inuu ku qaado farriisimaha kooxda AS.
Warar hordhac ah oo weerarka dhabagalka laga helayo ayaa sheegaya inay jiraan khasaarooyin kala duwan’