Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dowladda UK ee soomaaliya Kate Foster.

Laftagareen iyo Kate Foster ayaa kawada hadlay arimo dhowr ah oo ay qeyb ka yihiin dagaalka ka dhanka ah kooxda Alshabaab.

Kate foster safiirka dowladda Uk Ee Soomaaliya ayaa ballan qaaday in sare loo qaadi doonno Tababarida iyo Qalabaynta Ciidanka Booliska Koonfur Galbeed, Hormarinta Mashariicda iyo Taageerida la Dagaalanka Alshabaab.

Share.

Leave A Reply