Wareegto ka soo baxday xafiiska maadaxweynaha dowlad gobolleedka Puntland ayaa waxaa lagu magacaabay la taliyaha madaxweynaha arimaha shidaalka iyo gaaska,
wareegtada madaxweynaha ayaa sidaan u qornaa.
Xeer Madaxweyne Lr. 85 ee 17-ka December 2022, kuna saabsan magacaabid La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Shidaalka iyo Gaaska.
Madaxweynaha Dowladda Puntland
Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad
Markuu arkay: Aqoontiisa iyo waayo-aragnimadiisa shaqo.
Wuxuu xeeriyey:
- Waxaa Xudeyfa Aadan Cukaash loo magacaabay La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Shidaalka iyo Gaaska.
- Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, Wuuna saxiixa