Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa soo saartay amar soo qabasho iyo horkeenis Maxkamadeed oo ku socota Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, kaddib codsi ka yimid Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka.

Warqadan ayaa imaneysa xili uu sii kordhayo qilaafka dawlada somalia iyo maamulka jubaland

Share.

Leave A Reply