Xilbano katirsan labada gole ee barlamanka somalia degan dorashadoodunta tahay maamulka jubaland ayaa manta ka hor yimid ansixinta gudiga badaxa baanan ee dorashoyinka qaran waxayna xildhabandu shegeen inuu yahay sharci daro

xildhibanada ayaana gudonka labada gole ku edeyay in moshin ay ugudbiyeen ogabaxeen iya oo yiri waxay kushaqeynayan aragtida madaxweyne xasan shiikh maxamud xildhibanada ayaa sidokale dawlada ku edeyay inay dagal iyo nabad galyo daro kawado deganada jubaland oo ay ku matalan labada gole ee barlamanka somalia

marka lagayimado edeynta xildhibanada hadana gudonka labada gole ayaa kudhawaqay in lameel mariyay ansaxinta gudiga madaxa banan ee dorashoyinka qaranka

Share.

Leave A Reply