Dawladda Austria ayaa qorshaynaysa in ay xoojiso shuruucda qaranka ee hubka ka dib markii ay dhacday  toogashadii ugu xumayd ee dugsiga Chancellor Christian Stocker ayaa ku sheegay waraysi uu bixiyay  Sabtida manta.

Isagoo la hadlayay raadiyaha ORF, Stocker ayaa sheegay in saraakiishu ay rabeen inay dejiyaan sharciyo adag oo u qalmida haysashada iyo gadashada hubka ka dib markii nin 21 jir ah oo Austrian ah Talaadadii uu toogtey toban qof kusugna dugsi sare oo ku yaal magaalada Graz ka hor inta uusan is dilin ninka waxayna tasi keentay in dib lugu labta sharciga hub heysashada.

Talaa booyinka la qor sheeyay waxay ee gi doonaan waxyaabo ay ka mid yihiin shuruudaha da’da iyo sida loo mareeyo hubka  qaarkii , Stocker ayaa ku sheegay  qayb ka mid ah wareysiga hawada ay sabab u tahay maalinta dambe.Golaha wasiirada ayaa qorsheynaya inay isku raacaan tallaa booyinkan Arbacada afhayeen u hadlay xafiiska ra’iisul wasaaraha ayaa yiri.

Soo jeedinta waxaa ka mid ah in kor loo qaado khibradda cilmi-nafsiga ee dugsiyada, kordhinta joogitaanka booliiska ee halkaas, hagaajinta xog  isdhaafsiga u dhexeeya mas’uuliyiinta, iyo adkeynta xanni baa daha shakh siyaadka loo arko inay halis yihiin ayuu yiri Kronen Zeitung.Af hayeenka ayaa xaqiiji yay faahfaahinta laxariirta arimahan Booliiska ayaa ku tilmaamay ninka toogashada geystay inuu ahaa nin aad u jecel ciyaaraha toogashada ee internetka kaasoo inta badan ka baxay caalamka ka hor inta uusan qorsheynin weerarka  Maamulka ayaan wali cadeyn waxa ku kalifay in uu toogashadaasi fuliyo.

Share.

Leave A Reply