Wasiirka Difaaca Israel Israel Katz ayaa uga digay hogaamiyaha ugu sareeya Iran Ali Khamenei in Tehran ay gubab doonto hadii ay sii wado gantaalada ay ku ridayso rayidka Israel.

Kaligii-taliyaha Iran ayaa afduub ku heysta muwaadiniinta Iran  isagoo keenaya xaqiiqo ay hayan dadka reer Tehraan, waxan  ku bixin doonaan qiimo culus waxyeelada muuqata ee loo geystay muwaadiniinta Israel. Haddii Khamenei uu sii wado in uu gantaallada ku rido afaafka hore ee guriga Israa’iil  Tehran way guban doontaa  ayuu Katz ku yidhi hadal uu soo saaray.

Share.

Leave A Reply