Iran ayaa ku boorisay Britain, Faransiiska, iyo Jarmalka, inay ku cadaadiyaan Israa’iil, inay joojiso weerarrada dilaaga ah ee ay ku hayso Iran, iyadoo dagaalku uu maalintii afraad u dhexeeyo labada dal.
“Jarmalka, Faransiiska, iyo England ,waa inay si cad u cambaareeyaan dembiyada nidaamka Sahyuuniyadda, gaar ahaan ka dhanka ah xarunta Nukliyeerka ee Natanz,” ayuu yiri afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda Esmaeil Baqaei, isagoo intaa ku daray in quwadaha Yurub ay diiradda saaraan “joojinta gardarrada” iyo in ay Israa’iil, la xisaabtamaan.
Inkasta oo afhayeenku sojedinta samaeyay hada dawlada ay iran baqa udirtay aya u muqda kowa tageersan nidamka iyo gardarada Israa’iil.