Ruushka ayaa wali diyaar u ah inuu dhex dhexaadiye ka noqdo khilaafka u dhexeeya Israa’iil iyo Iran, soo jeedintii hore ee Moscow ee ahayd in lagu kaydiyo Yuraaniyaamka Iran ee Ruushka ayaa weli miiska saaran, Kremlin ayaa sidaas sheegtay Isniintii manta.

Soo jeedintii  hore  ee Ruushka ee lagu xallinayo khilaafka ayaa weli miiska saaran, laakiin dillaaca colaadaha ayaa xaaladda sii adkeeyay, afhayeenka Kremlin-ka Dmitry Peskov ayaa sidaas yidhi.

Afhayeenka ayaa hadalkisa lagadheehan karay in ruusha uu shurada dhex dhexadinta u cuskaday in la aqbalo uranium ka iran.

midas ayana mujineysa in israiil dib ugurasho sameyso madama ay kamid tahay qodobada dirada usaran israiil uranium iraan iyo aqbaladiisa.

Share.

Leave A Reply